Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay , duqeymaha ay weli Israa’iil ka wado Qaza ay galaafteen nolosha 215 ruux oo Falastiiniyiin ah.
Ugu yaraan 26,637 qof ayaa lagu dilay Qaza tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore halka la dhaawacay 65,387 kale.




