Kooxda Hezbollah waxay ku dhawaaqday inay 55 weerar oo kala duwan ku qaadday ciidamada Israa’iil, hal maalin gudaheed.
Tani waxay u muuqataa inay tahay tiradii ugu badnayd ee weerarro ah oo ay Hezbollah maalin keliya ku qaaddo gudaha Israa’iil.
Dhinaca kale dhawaqa digniinaha ayaa saaka laga maqlayay Israa’iil iyadoo ay ku wajhanyihiin gantaalada Iiraan.




