Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimo ee dalka Poland

0
336

Karol Nawrocki ayaa la filayaa inuu ku guuleysto doorashada madaxtinimo ee ku celiska ah ee dalka Poland iyadoo dhammaan codadka hadda la tiriyay, sida ay sheegtay warbaahinta.
Wakaalada wararka ee Associated Press oo soo xiganaysa tirinta codadka ugu danbaysay ayaa sheegtay Isniintii in Nawrocki uu ku guulaystay 50.89 boqolkiiba