Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Sidee uu isku diiwaangelin karaa qofka doonaya inuu qaato tallaalka COVID-19?

Sidee uu isku diiwaangelin karaa qofka doonaya inuu qaato tallaalka COVID-19?

Madaxa horumarinta  adeegyada  caafimaadka ee Kamukunji Beatrice Lugalia ayaa faahfaahin ka bixisay sida uu isku diiwaangelin karo qofka doonaya inuu qaato tallaalka COVID-19

Mrs. Beatrice ayaa hoosta ka xarriiqday in bixinta tallaalka corona aynan ku xirnayn in qofka uu haysto aqoonsiga wadanka oo xita haddii uu qaxooti ama soo galooti yahay lagu diiwaangelinaya dokumeentigiisa sidaas awgeedna aysan jirin sabab looga cabsado xabsi geyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments