DHAGEYSO:Hubka sharci darrada ee Ismaamulka Tana River

0
211
Saddexda hub ee lagu qabtay deegaanka Donyo Wasin ee ismaamulka Samburu

Ogeysiis ayaa loo diray milkiilayaasha hubka sharci darrada ah ee ku sugan Ismaamulka Tana River si ay hubkooda ugu wareejiyaan saldhigga booliiska ee ugu dhow iyada oo howlgal baaritaan ah uu bilaabmay.