Hoggaamiyaha dalka oo la kulmay madaxweynihii hore ee Nigeria

0
227

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa kulan la qaatay hoggaamiyihii hore ee wadanka Nigeria Olusegun Obasnjo.
Tani ayaa timid saacado un ka dib markii Obasanjo uu taageeray musharraxnimada madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ee xilka guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.
Obasanjo ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Mr. Odinga uu u qalmo la wareegidda jagadan marka uu xafiiska banneeyo Moussa Faki Mahamat .