Wararka Kenya DHEGEYSO:Hogaamiyaasha Muslimiinta Migori oo eedeyn u jeediyay qaar ka mid ah hogaamiyaasha ODM By star - April 9, 2025 0 376 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hoggaanka Muslimiinta ee ismaamulka Migori ayaa cambaareeyay dhaqamada madaxda lagu doortay tigidka xisbiga ODM kuwaas oo lagu eedeeyay in ay xisbigaas ka dhex abuurayaan kala qeybsanaan iyo rabshado. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/04/Migori.mp3