Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Guddiga IEBC oo dhaariyay saraakiisha doorashada

Guddiga IEBC oo dhaariyay saraakiisha doorashada

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC ayaa dhaariyay maareeyaasha codeynta guud ee goobaha codbixinta iyo ku xigeenadooda.
IEBC ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda rasmiga ee Twitter-ka ku sheegtay inay cuskatay qaybta 55-aad , farqada (A) ee xeerarka doorashooyinka.
Maareeyaha doorashada ee goobta codbixinta ayaa waxaa waajibaadkiisa shaqo ka mid ah inuu u hoggaansamo dhammaan xeerarka lagu hubinayo hufnaanta geeddisocodkan.
Sidoo kale waxaa uu kormeer ku sameynaya karaaniyaasha codeynta isagoo hoos tagaya iskuduwaha loo yaqaano Returning Officer.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments