Waxaa muddo shan sano ah lagu kordhiyay muddo xileedka dowladda militariga ee dalka Burkina Faso.
Tani ayaa timid ka dib heshiis lagu gaaray wada hadallo qaran oo qabsoomay.
Waxay tani micnaheedu tahay in militariga Burkina Faso uu wadankaasi sii hoggaamin doono 60 bilood oo dheeraad ah laga billaabo bisha Toddobaad ee sanadkan.