DHEGEYSO:Xubnaha golaha deegaanka Busia oo ku baaqay kulan degdeg ah

0
249

Xubnaha golaha deegaanka Busia ayaa ku baaqay kulan degdeg ah si loo xalliyo is mari waaga u dhexeeya xoghayiha golaha Allan Mabuka iyo ku-simaha xog’hayaha Gabriel Erambo kaas oo carqaladeeyay howlaha golaha baarlamaanka hoose ee Busia.