DHEGEYSO:Shacabka Diani oo ka cabanaya nadaafad darro

0
865

Dadweynaha ku nool magaalada caanka ku ah dalxiiska ee Diani ee ismaamulka Kwale ee gobolka Xeebta ayaa cabasho ka muujinaya nadaafad darro halkaasi ka jirta.
Waxay doonayaan in dhibaatadan la xalliyo si looga badbaado cudurrada ka dhasha nadaafad darrada.