DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo maanta ismaamulka Kisumu dhalinyaro ku guddoonsiiyay lacagaha Nyota

0
428

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta ismaamulka Kisumu ku hogaamiyay mashruuca Nyota.
Dhalinyarada ismaamulada Kisumu, Siaya iyo Homa Bay ayaa la siin doona lacag ay ku bialwdaan ganacsiyo.
8,000 oo dhalinyaro ah ayaana la siin doona deeq lacageed.