DHEGEYSO:KADU Asili oo dowladda ku dhaliilay inay ku guuldareysatay xallinta shaqo-joojinta shaqaalaha caafimaadka

0
71

Xisbiga KADU Asili ayaa si weyn u dhaleeceeyay dowladda kadib markii ay ku guuldareysatay inay xal u hesho shaqo-joojinta shaqaalaha caafimaadka, taas oo hadda socotay in ka badan 40 maalmood.
Isaga ka hadlaye Diani, oo uu kulan kula yeeshay dhalinyarada iyo haweenka Hoggamiyaha xisbigaas Mudzo Nzili ayaa sheegay in dowlada ay malaayin lacag ah ku bixineyso barnimjyada awoodsiinta halkii loo adeegsan lahaa xalinta is mariwaaga shaqaalaha caafimaadka.