Barasaabka dowlad deegaanka Wajeer Ahmed Abdullahi ayaa ka hadlay itoobiyaanka laga soo saaray ismaamulka Mandera kuwaas oo uu sheegay in aan looga baahneyn Wajeer.
Waxaa uu carrabka ku dhuftay in bulshada Wajeer ay iyaga gacmahooda wax ku qabsadaan oo aysan u baahan dad kale.




