Wararka Kenya DHEGEYSO:Wakiilka haweenka Wajeer oo qaybisay mootooyin By star - April 6, 2025 0 565 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Cabdi Jeexow ayaa maanta qaybisay mootooyin gaaraya 14 iyadoo dadkii la siiyay ugu baaqday in ay ku shaqeystaan si taxaddar lehna ay u kaxeeyaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/04/Wakiilka-haweenka-Wajeer.mp3