DHAGEYSO:Xaaladda caafimaad ee abwaan ku nool Xagardheer oo laga dayrinaya

0
357

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda caafimaad ee Khaliif Muuse Samatar oo ku magacdheer Abwaan Sanyare oo ku nool xerada qaxootiga ee Xagardheer.
Abwaanka oo muddo halkaasi ku xanuunsan ayaa bulshada caawimaad ka codsaday sida uu warbixintan ku eegaya Maxamad Baaruud Xuseen.

Si bukaankan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0708094340 .