Wasiiradda wasaaradda hidaha , jinsiyadda, arrimaha dhallinyarada iyo cayaaraha ee ismaamulka Garissa Xaawa Cabdi Sahal oo u warrantay warbaahinta Star ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha dowlad deegaankaasi looga hirgelinaya fagaare wayn oo loogu tala galaya noocyada kala duwan ee cayaaraha.
Sidoo kale waxay ka jawaabtay sababta keentay in Garissa aynan lahayn koox cayaartooy oo gabdho ah.
Wasiiradda ayaa dhanka kale sharraxday barnaamijyada haweenka iyadoo soo hadal qaadday aroos wadareedkii dhawaan ka dhacay Garissa.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiiradda cayaaraha ee Garissa oo ka hadashay qorsho lagu dhisaya garoon wayn