DHAGEYSO:Urur ka howlgalo Jubbaland oo hoggaan cusub ku doortay Mombasa

0
329

Ururka daryeel waamo oo ka howlgalo Jubbaland oo shir ku yeeshay magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa halkaasi ku doortay hoggaan cusub.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.