DHAGEYSO:U diyaar garowga Ciidul Adxaa oo laga dareemaya suuqyada Mandera

0
243

Waxaa dhaqdhaqaaq ganacsi oo ku aaddan u diyaar garowga munaasabadda Ciidul Adxaa laga dareemaya suuqa xoolaha ee magaalada Mandera sida uu ku soo warramayo Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.