DHAGEYSO:Shirka culimada oo ka socda Wajeer

0
171

Waxaa maalintii labaad la galay shir ay isugu yimadeen culimada iyo imaamyada qeybo ka mid ah dalka kasi oo ka socda ismaamulka Wajeer
Guddoomiyaha Wajeer Ahmed Cabdullahi Jiir ayaa furay shirkaas isagoona ka hadlay doorka ay culimada ku leeyihiin midnimada iyo wanaagga bulshada.