DHAGEYSO:Mid ka mid ah waxgaradka Wajeer oo ka hadlay qalalaase saameeyay golaha

0
459

Prof.Maxamad Nuunow oo ka mid ah waxgaradka iyo culimada ismaamulka Wajeer ayaa ka hadlay qalalaase dhawaan saameeyay xarunta golaha hoose ee dowlad deegaankaasi oo ay isugu gacan qaadeen wakiillada.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in falkaasi uu nasiib darro yahay isagoo barasaabka Wajeer Axmad Cabdullahi ku boorriyay inuu si madax bannaan oo aan faragelin lahayn ula macaamilo golaha hoose ee xeer dejinta .