DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay sanadguuradii 80-aad ee booliiska

0
233

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay munaasabad loogu dabbaal degayay sanadguuradii 80-aad ee ka soo wareegatay xilligii la aasaaday ciidanka booliiska Soomaaliyeed.
Waxaa uu ciidamada darajooyinkooda kala duwan uga mahadceliyay shaqooyinkii ay qaranka u soo qabteen welina u hayaan.