DHAGEYSO:Macalimiinta dugsiyada hoose oo ka laabtay shaqo joojin ay ku dhawaaqeen

0
103

Macaliminta wax ka dhiga dugsiyada hoose ee aasaasiga ah ee wajeer ayaa maanta baajiyey shaqo joojin ay dhawaan ku dhawaqeen.
Waxaa ayna sheegeen in la xalinayo tabashooyiinka ay qabaan ,iyagoona ka raaligaliyay barasaabka Wajeer hadal ay maalmo ka hor ku dhalilleen.