Kiisaska burcadda hubeysan oo argagax gelinaya dadka degan Nairobi iyo Kiambu ayaa walaac ku abuuray Kenyaanka inkastoo dowladdu ay ballanqaaday inay xakamaynayso xaaladda.
Dhacdadii ugu dambeysay, nin ku hubaysnaa Bastoolad ayaa qabatay kamarada CCTV isagoo dhac u gaysanaya haweeneey ku sugneed goob ganacsi oo ku taala xaafadda Ruaka.




