DHAGEYSO:Ismaamulka Wajeer oo ka jawaabay eedeyn uga timid xildhibaanka Koonfurta Wajeer

0
444

Ismaamulka Wajeer oo ka jawaabay eedeyn uga timid xildhibaanka Koonfurta Wajeer
Barasaab ku xigeenka dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer Axmad Muxumad ayaa ka jawaabay eedeyn uu dhawaan jeediyay xildhibaanka deegaanka Koonfurta ismaamulkaasi Maxamad Caddow oo ahayd in ay gacan bidixeeyeen deegaankaasi marka la eego fulinta mashaariicda horumarineed.
Waxaa uu xildhibaanka ku boorriyay in uunan adeegsan hadallada bulshada kicin karo oo uu mas’uuliyiinta ismaamulka kala tashado xallinta tabashooyinka jira.