Barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa soo saaray go’aan uu ku mamnuucaya in waratada ay ku ganacsadaan hareeraha waddooyinka bartmaha caasimadda dalka ee CBD.
Waxaa uu sidoo kale mamnuucay in waddada dhexdeeda lagu ganacsado.
Guddoomiyaha ayaa xusay in loo baahan yahay in la abuuro magaalo nidaamsan oo shuruucda waddooyinka loo hoggaansamayo.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Nairobi oo mamnuucay in hareeraha waddooyinka bartamaha caasimadda lagu ganacsado




