DHAGEYSO:Garissa oo laga dareemaya u diyaar garowga ciidda

0
573

Waxaa magaalada Garissa laga dareemayaa sida ay shacabka isugu diyaarinayaan ciidda nagu soo aaddan ee ciidul fidriga.
Qaar ka mid ah ganacsatada Garissa ayaa idaacadda Star FM uga warramay diyaar garowga la xiriira ciidda.