DHAGEYSO:Ganacsatada Buurdheer oo daahfuray madaraso lagu barto Quraanka iyo culuunta islaamiga ah

0
250

Ganacsatada degaanka Buurdheer ee ismaamulka Wajeer ayaa hirgeliyay xarun lagu baranaya quraanka kariimka.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.