Dowladdu waxay bilowday hawlgal hub ka dhigis iyo burburinta kooxaha burcadda ah Dooxada Kerio si wax looga qabto amni darrada gobolka.
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Kipchumba Murkomen ayaa ku dhawaaqay in dib u habeynta ciidamada gaarka ah ay bilaaban doonto saddex toddobaad gudahood.
Waxaa uuna ugu baaqay dadka haysta hubka sharci darrada ah inay hubkooda soo dhiibaan ka hor inta aan sharciga lala tiigsan.




