DHAGEYSO:Buundada webiga River Tana oo lagu dhisaya 1.8 bilyan oo shilin

0
466

Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo wadddooyinka ee dalka Kipchumba Murkomen oo ka mid ahaa wafdi uu hoggaaminayay madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua oo shalay gaaray ismaamulka Garissa ayaa shaaciyay in dowladdu ay lacag dhan 1.8 bilyan oo shilin ku dhisi doonto buundada webiga River Tana.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay dib u dhiska qaybta waddada ee aagga Kona Punda iyo in gobolka Waqooyi Bari laga hirgelin doono waddo wayn.