DHAGEYSO:Booliiska Soomaaliya oo loogu hambalyeeyay sanadguuradii 80-aad ee ka soo wareegatay aasaaskooda

0
278

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmad Firin ayaa bulshada la wadaagay hambalyo ku aaddan sanadguuradii 80-aad ee ka soo wareegatay xilligii la aasaasay ciidanka booliiska Soomaaliya.