DHAGEYSO:Arday looga shakiyay cudurka daacuunka oo la dhigay isbitaalka Mandera

0
298

Afar ka mid ah ardayda dugsiga sare ee gabdhaha Moi ee magaalada Mandera ayaa isbitaalka la dhigay ka dib markii looga shakiyay astaamaha cudurka daacuunka.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya.