DHAGEYSO:Arday bartay farsamada gacanta oo ku qalinjabiyay Masalani

0
339

Waxaa xaflad qalin jabin ah degmada Masalani ee deegaan baarlamaneedka Ijara ee ismaamulka Garissa loogu qabtay arday bartay farsamada gacanta sida uu ku soo warramayo Bishaar Axmad Dhaqane.