DHAGEYSO:Aabbe loo xiray inuu wiilkiisa ku dilay Wajeer

0
187

Waxaa xabsiga loo taxaabay mid ka mid ah saraakiisha waaxda asluubta ee ismaamulka Wajeer oo lagu magacaabo Ibraahim Jimcaale Axmad ka dib markii lagu eedeyay inuu xalay ka taqalusay wiilkiisa.
Hooyada wiilkaasi dhashay ayaa warbaahinta uga warrantay sidii ay wax u dhaceen.