DHAGAYSO: Xadgudubyada ka dhanka ah haweenka oo ku kordhay Kwale

0
128

Waxaa ismaamulka Kwale ee gobolka Xeebta ku kordhay kiisaska tacaadiga ee haweenka loogu gaysto qaab online ah.
Xadgudubyadan waxaa ka mid ah in dumarka laga dalbado in ay lacago bixiyaan haddii kalena baraha bulshada lagu faafinaya sawirro iyo muuqaallo aan wanaagsanayn oo iyaga ka dhan ah.
Qaar ka mid ah dadka u ololeeya arrimaha bulshada ee Kwale ayaa dhibaatadan uga warramay warbaahinta.

Waxay tani imaanaysa iyadoo la xusaya 16-ka cishe ee bulshada laga wacyigeliyo shaqaaqooyinka ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha.