Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo hirgalinaysa sahrciyada ganacsiga

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed gaar ahaan wasaaradda Ganacsiga ay ka...

SAWIRO:Askari si bareer ah u dilay dhowr qof shacab oo maanta xukun lagu riday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qeybteyda 60-aad ayaa maanta oo sabti ah xukun ku ridey Cismaan ibraahim Cabdi oo katirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed...

Faahfaahin:Qarax mas’uuliyiin hore lala eegtay oo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Miino oo Muqdisho lagula eegtay gaari ay saarnaayeen Xildhibaano hore Xuseen Caraale Cadaan iyo Muxudiin Xasan Afrax,...

Al-Shabaab oo la wareegay degmo ka tirsan Shabeellaha dhexe

Dagaal xooggan u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab arroornimadii hore ee saaka ayaa ka dhacay degmada Raagga-ceelle...

Darawal gaari oo lagu dilay deegaan ka tirsan Galgaduud

Wararka aan ka heleyno deegaan ku yaalla duleedka Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ku warramayaan in xalay halkaas lagu dilay Nin...

DHAGEYSO:Munaasabad looga hadlayo hormarinta afka Soomaaliga oo Muqdisho lagu qabtay

Xalay waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabtay Munaasabada 48 Sano guurada ka soo Wareegtay markii afka Soomaaliga la hirgaliyay oo la qoray...

DHAGEYSO:Kulan amaanka gobolka Hiiraan looga hadlayay oo Beledweyne ka dhacay

Kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Guddoomiyaasha degmooyinka kale ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Beledweyne.Kulankan ayaa waxaa laga soo...

DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha Maamullada Soomaaliya oo arrimaha doorashada ka shiray

Madaxweynayaasha shanta maamul goboleed ee Soomaaliya ayaa xalay yeeshay kulan dhanka taleefoonka ka dib dadaallo socday maalmihii la soo dhaafay oo beesha Caalamka ay...

DHAGEYSO:Kulan looga hadlay xaaladda noololeed ee ka jirta degmada Mahadaay

War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Kulan looga hadlayay u gurmashada bulshada ku nool degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe ka dib markii Magaaladaasi...

DHAGEYSO:Saraakiishii dilay guddoomiyihii degmada Hodan oo la xiray

Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Saraakiil iyo askar ka dambeysay dilkii habeen ka hor Magaalada Muqdisho loogu Gaystay Guddoomiyihii Degmada...

Xubnaha Beesha Caalamka iyo kuwa Soomaaliya oo isku raacay inay Dhaco doorasho la isla ogol yahay

Wararka ka soo baxaya Kulamo Saacadihii la soo dhaafay ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxay sheegayaan in la isla qaatay...

Soomaaliya iyo QM oo arimo dhowr ah ku wada hadlay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulan wax ku ool lagu...
- Advertisment -

Most Read