Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:Manhajka waxbarashada Soomaaliya oo laga shiray

Shirka looga hadlayay dib u-eegista manhajka waxbarashada dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO:Galmudug oo ku dhawaaqday dagaal saf ballaaran ah oo Shabaab ka dhan ah

Wasiirka Amniga Gudaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanno hoos-taga degmada Hobyo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal Shabaab ka dhan ah

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa kulan looga hadlayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Waddooyinka ay Go’doomiyeen Al-Shabaab ee Gobolka Bakool waxa...

Taliska Maraykanka oo sheegay inay sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab

Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya.Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare Christopher...

DHAGEYSO:Puntland oo bilowday socodsiinta lacagta shilin Soomaaliga ah

Maamulka Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa bilaabay qorsho lagu socod siinayo isticmaalka lacagta Shillinka Soomaaliga oo waayihii dambe laga diidanaa degaano badan...

DHAGEYSO:Soomaaliya qorshaha dhowrista xaquuqda carruurta oo laga shirayo

Faadumo Maxamad Cali Agaasimaha Waaxda Carruurta ee Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Xukuumadfa Fedrraalka Soomaaliya ayaa faahfahain waxay ka bixisay shir la qorsheeyay inuu...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay inay burburiyeen goobo Shabaabku qaraxyada ku diyaarin jireen

Taliyaha qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Axmed (Tareedisho) ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen guutada 3aad ururka 19aad ee...

DHAGEYSO:Madaxweynihii hore Soomaaliya oo ka digay in dalka ay dhibato ka dhacdo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamad oo la hadlayay TV Soomaali Cable ayaa sheegay in xaaladda dalka Soomaaliya ay ula Muuqato Mid ku...

DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inaysan wax isdabamarin ogolaanayn

Kulan lagu daahfurayay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay ayaa Waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo kuwa Maxkamadaha waxeyna Hoosta ka...

DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo booqday hooyo muddo cadaalad u raadinaysay wiilkeeda oo xiran

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qadar Maxamed Nuur oo La kulmay hooyo u baahneyd in cadaalad uu helo wiilkeeda oo xiran muddo afar...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bulshada gobolkaasi la kulmay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo xalay ku hoyday degmada Xudur ayaa la kulmay Maamulada degmooyinka Gobolka Bakool iyo...

Rw Rooble oo madaxda wasaaradda caafimaadka faray dardar gelinta dagaalka COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tegay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda.Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Dr....
- Advertisment -

Most Read