Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Baarlamaanka Canada oo sheegay in dowladda Shiinaha ay xasuuqday bulshada Uighur

Golaha xeer dejinta ee dalka Canada ayaa meel mariyay mooshin ku saabsan in qaabka ay dowladda Shiinaha ula dhaqantay bulshada muslimiinta laga tirada badan...

4 haween ah oo lagu dilay Pakistan

Ugu yaraan afar haween ah oo ka shaqeynayay arrimaha horumarka ayaa lagu dilay weerar lala bartilmaameedsaday oo ka dhacay degmo ku taala waqooyi-galbeed ee...

Bobi Wine oo meesha ka saaray dacwad la xiriirtay doorashadii Uganda

Wararka naga soo gaaraya dalka Uganda ayaa sheegaya in Bobi Wine oo ka mid ahaa musharaxiintii madaxweynenimo ee doorashadii guud ee sanadkan uu ka...

7 ka mid ah saraakiisha doorashooyinka ee Niger oo qarax lagu dilay

Qarax miino ah oo laga gaystay gobolka galbeed ee Tillaberi ee dalka Niger ayaa waxaa ku dhintay 7 ka mid ah saraakiisha guddiga doorashooyinka...

Daadad saameyay qaybo ka mid ah caasimadda dalka Indonesia

Wararka naga soo gaaraya magaala madaxda dalka Indonesia ee Jakarta ayaa sheegaya in fatahaado halkaas ku dhuftay ka dib ay guryahooda ka barakaceen in...

DHAGEYSO:WHO oo bayaan ka soo saartay xaaladda cudurka COVID-19 ee Tanzania

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa maanta soo saartay qoraal ay dowladda dalka Tanzania ugu baaqayso inay la wadaagto macluumaadka la xiriira cudurka COVID-19...

In ka badan 5 qof oo ku dhimatay qaraxyo ka dhacay Kabul

Ciidamada booliska ee dalka Afghanistan ayaa sheegay in ugu yaraan 5 qof ay ku dhinteen ilaa saddex qarax oo laga fuliyay gudaha caasimadda wadankaas...

Imaaraatka Carabta oo dowladda federaalka Soomaaliya ugu yeertay dowlad kumeel gaar ah

Dowladda isutagga Imaaraatka Carabta ayaa ka hadashay rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, una dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo Ciidamo daacad...

DHAGEYSO:Ciyaaro xiiso badan oo wali ka socda magalada jigjiga ee dowlad deegaanka

Horyaalka cayaaraha dowladda degaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ka socda magaalada Jigjiga11 gobal 6 ismaamul magaalo ayaa ka qeyb galaya horyaalka degaanka Soomalida.Siyaad Bashuuc...

7 dhallinyaro oo kufsi wadareed u geystay gabar 13 sano oo la xukumay

Maxkamadda sare ee gobolka Doolo ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa xukun min 9 sano ah, ku riday 7 dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in...

Ciidamada militariga Colombia oo la sheegay in ay sanado ka hor gaysteen dilal sharci darro ah

Maxkamad gaar ah ayaa sheegtay in ciidamada difaaca ee wadanka Colombia ay intii u dhexeysay sanadihii 2002-dii iyo 2008-dii ugu yaraan 6,400 oo qof...

UK iyo Canada oo cunaqabatayn saaray taliyaasha militariga Myanmar

Dowladaha Canada iyo Ingiriiska ayaa xayiraado ku soo rogay taliyaasha ciidamada militariga ee wadanka Myanmar ka dib afgembigii ay talada dalkaas kula waregeen horraantii...
- Advertisment -

Most Read