Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Turkiga oo amray in la soo xiro in ka badan 200 oo lala xiriiriyay afgembigii fashilmay

Dowladda Turkiga ayaa amartay in xabsiga loo taxaabo 238 qof oo lagu eedeynaya inay ku lug lahayeen iskudaygii afgembi ee sanadkii 2016-kii wadankaas ka...

Hong Kong oo sii xoojinaysa xayiraadaha ka dhanka ah COVID-19

Hoggaamiyaha Hong Kong ,Carrie Lam ayaa maanta sheegtay in la qaadayo tallaabooyin dheeraad ah oo lagu xakameynaya faafitaanka caabuqa corona.Waxay sheegtay in la kordhin...

Tirada dadka ku dhintay dagaalladii Daarfuur oo korortay

Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleedyadii dhawaan saameeyay galbeedka gobolka Daarfuur ee dalka Suudaan.Ilaa iyo hadda waxaa la...

Dugsiyada Malawi oo la xiray

Waxaa albaabada la isugu dhuftay dugsiyada ku yaala dalka Malawi oo xirnaan doono ugu yaraan 15 cisho .Tallaabadan ayaa looga gol-leeyahay xakameynta faafitaanka caabuqa...

In ka badan 240 qof oo lagu xiray Tunisia ka dib dibadbaxyo dhacay

Laamaha ammaanka ee dalka Tunisia ayaa xiray ugu yaraan 240 qof oo dhallinyaro ah oo loo haysto inay ka qayb qaateen dibadbaxyo ka dhacay...

In ka badan 80 qof oo lagu dilay Suudaan

Ugu yaraan 83 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleedyo laga soo tabiyay gobolka Daarfuur ee dalka Suudaan.Waxaa sidatan laga soo xigtay guddiga dhexe ee...

Bobi Wine oo gudbinaya dacwad ka dhan ah natiijadii doorashada Uganda

Bobi Wine oo ahaa musharrax looga adkaaday doorashadii madaxtinimo ee dhawaan ka dhacday dalka Uganda ayaa sheegay inuu isku diyaarinayo inuu maxkamadda u gudbiyo...

Khasaaraha ka dhashay dhulgariirkii Indonesia oo sii kordhay

Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay jasiirada Sulawesi ee dalka Indonesia.Dhimashada ayaa hadda ah ugu yaraan 73.In...

Dableey 2 haween ah ku dilay Afghanistan

Ciidamada booliska ee dalka Afghanistan ayaa laga soo xigtay rag hubeysan ay toogasho ku dileen labo haween oo ka mid ah garsoorayaasha maxkamadda ugu...

DHAGEYSO:Xanuun aan weli la garan oo saameeyay geela dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya

Siyaad Bashuuc Saneey ayaa faahfaahinta qodobkan Jigjiga nooga soo diray

Ku dhawaad 60 qof oo ilaa iyo hadda ku dhimatay dhulgariirkii Indonesia

Dhimashada ka dhalatay dhulgariirkii maalmo ka hor ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa gaartay ugu yaraan 56 qof.Waxaa tirada dadka ku dhintay...

India oo billowday tallaalka ugu badan caalamka ee ka dhanka ah cudurka COVID-19

Dalka India ayaa billoway mid ka mid ah tallaalka ugu badan caalamka ee cudurka sidaha Coronavirus iyadoona uu u fafaayo si xawaare leh.Dhimashada ka...
- Advertisment -

Most Read