Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

In ka badan 7 qof oo ku dhimatay dhul gariir saameeyay Indonesia

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan 7 qof ka dib markii dhul gariir cabirkiisu lagu sheegay 6.2 uu ku dhuftay jasiiradda...

Shiinaha oo markii ugu horreysay 8 bilood gudahood ay dad ugu dhinteen COVID-19

Wadanka China ayaa maanta laga soo tabiyay dhimashadii ugu horeysay ee la xiriirta cudurka COVID-19 muddo 8 bilood gudaheed iyadoo wadankan uu dadaal ugu...

Uganda oo ay doorasho ka dhacayso

Waxaa dalka Uganda maanta ka dhacayso doorasho madaxtinimo oo ay ku tartamayaan ilaa 11 musharax.Musharaxiinta waxaa ugu cadcad Robert Kyagulanyi, oo loo yaqaano Bobi...

Madaxa fulinta barta Twitter-ka oo taageeray go’aanka Trump looga xayiray bartaasi

Madaxa fulinta ee barta Twitter-ka Jack Dorsey ayaa sheegay go’aankii madaxweynaha xilka laga qaaday ee Mareykanka cinwaankiisa lagu xayiray uu ahaa mid saxsan.Bartan ayaa...

Donald Trump oo xilka laga qaaday

Xubnaha aqalka wakiillada ee Maraykanka ayaa u codeeyay mooshin ay xilka kaga qaadeen madaxweynaha uu wakhtigiisa sii dhamaanaya ee Donald Trump.Waxay ku eedeyeen inuu...

Israa’iil oo wax ka yar 3 sano Syria ka gaysatay in ka badan 18 weerar

Hay’ad si dhow ula socoto arrimaha xuquuqul aadanaha ee dalka Suuriya oo loo yaqaano SOHR ayaa sheegtay in tani iyo sanadkii 2018-kii ciidamada Israa’iil...

Xukuumadda Kuwait oo is casishay

Ra’iisul wasaaraha dalka Kuwait Sabaax al-Khaalid al-Sabaax ayaa amiir Sheekh Nawaf al-Axmed al-Sabaax, ku wargeliyay iscasilaadda golihiisa wasiirrada.Tani ayaa imaanaysa iyadoo uu muran ka...

Maraykanka oo aan kormeer ku sameyn doonin doorashada Uganda

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay meesha ka saartay go’aan ahaa inay kormeerto howlaha doorashada madaxtinimo ee berri ka dhacaysa wadanka Uganda.Waxaa arrinkan shaaca ka...

Mike Pence oo diiday soo jeedin ah in uu xafiiska ka saaro Trump

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence ayaa ku gacan seyray soo jeedin uga timid golaha wakiillada ee wadankaas oo ahayd inuu guda galo qorsho...

Trump oo ansaxiyay dhaqangelinta xaalad degdeg ah

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ansaxiyay xaalad degdeg ah oo ka dhaqangalaysa caasimadda waddankaas.Waxaa arrinkan galinkii dambe ee shalay warbaahinta u sheegay sarkaal ka...

8 qof oo ku dhimatay dab ka kacay guri ku yaalla Ruushka

Waxaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay dhimashada 8 qof ka dib markii uu dab qabsaday dhismo ku yaalla magaalada Yekaterinburg ee waddanka Ruushka.Laamaha ammaanka...

Bobi Wine oo sheegay in militariga Uganda ay gurigiisa howlgal ka fuliyeen

Musharraxa madaxweynenimo ee dalka Uganda Bobi Wine ayaa sheegay in ciidamada difaaca ee wadankaas ay maanta howlgal ka sameyeen hoygiisa.Waxaa uu carrabka ku adkeeyay...
- Advertisment -

Most Read