Burkina, Mali iyo Niger oo ka baxay ECOWAS

0
210

Dowladaha uu militariga maamulo ee waddamada Burkina Faso, Mali iyo Niger ayaa shaaciyay inay soo afjareen xubinnimadoodii dalladda dhaqaale ee ay ku mideysan yihiin dalalka Galbeedka Afrika ee ECOWAS.
Waxay go’aankooda u aaneeyeen inay ECOWAS ku eedeynayaan inay halis ku noqotay waddamada xubnaha ka ah.