Wararka Kenya Baaq loo diray wadayaasha mootooyiinka Tana River By star - July 28, 2026 0 120 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hawl wadeenada mootooyiinka ismaamulka Tana River oo loo qabtay kulan wacyigalin ah ayaa loogu baaqay inay u hoggaansamaan shuruucda taraafikada si loo xoojiyo amniga waddooyinka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/07/Tana-River.mp3