Dadka deegaanka Samburu iyo macalimiintaba waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen dhacdooyiinka ku saabsan ammaanka oo laga soo tabiyay ismaamulkaasi.
Macallimiinta iyo ardayda ayaa ka walaacsan xaaladdaha amni darro ee ka jirta dowlad deegaanka Samburu.
Tan ayaa imaanaysa iyadoo maalmo ka hor ay Samburu ka dhaceen weeraro lagu qaaday gaari bus ah.
Si kastaba ahaate Dowladda ayaa loogu baaqay inay xoojiso ammaanka Samburu.