Waxaa maanta la xaqiijiyay in xal qof oo ku geeriyooday shil baabuur oo laga soo tabiyay aagga Kisian ee ismaamulka Kisumu.
Shilkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay isku dhaceen booyad saliid waday iyo baabuur yar oo si gaar ah loo leeyahay.
Dad badan ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen shilkaasi.
Kooxaha Gurmadka deg degga ah ayaa goobta uu shilka ka dhacay gaaray, waxaana ay dadkii dhaawaca ahaa ula carareen isbitaal ka agdhawaa.