Xildhibaanka deegaan baarlamaneedka Ijara ee ismaamulka Garissa Cabdi Cali Sheikhow oo xaflad uga qayb galay ismaamulka Mombasa ayaa bulshada soomaaliyeed ee waddanka ku nool kula taliyay in ay midnimadooda xoojiyaan oo ay taageeraan madaxweyne William Ruto.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Xildhibaanka Ijara oo soomaalida ugu baaqay in ay xoojiyaan midnimadooda