Trump iyo Macron oo kulmay

0
308

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron kulan kula qaatay magaalada Washington DC.
Waxay ka wada hadleen dagaalka uu Ruushka ku haya Ukraine, ganacsiga iyo amniga Yurub.
Trump ayaa sheegay in madaxweynaha Faransiiska uu yahay qof ku wayn waxayna tani sii xoojinaysa xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya labada mas’uul.