Shacabka somaaliyeed ee qaxotiga ku ah xeryaha deegaanka dadaab ayaa wajahaya xalado adag oo dhanka nolasha ah iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ,ayaa waxaa jira qoysas badan oo aan awoodin afurka waxayna muslimiinta ka codsadeen in lacaawiyo .
wariyaheen Mohamed Baaruud Hussein ayaa fafahinta qodobkani kasoo diray deegaanka DADAAB.
Cidii doonaysa in ay caawiso qoysaskaasi dhibaataysann waxaa ay kala xariiri kartaa lambarkan oo ah
0710213015