Culimada ismaamulka Garissa oo shir jaraaid ku qabtay xafiiska golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM ee magaalada Garissa ayaa raalligelin ka bixiyay hadal dhawaan la jeediyay kaasi oo ay dhibsatay bulshada ku nool ismaamulka Tana River.
Qasnad-hayaha SUPKEM ee Garissa Sheekh Xasan Cabdi iyo guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF ee ismaamulka Garissa Sheekh Xassan Cabdullahi Camey oo arrintan ka hadlaya ayaa yidhi.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Garissa oo raalligelin ka bixiyay hadal ay dhibsatay bulshada Tana River