Dowladda oo sheegtay in ay diyaar yihiin 3 milyan oo kartoon oo bacrimin ah

0
174

Xoghayaha waaxda beeraha ee dalka Dr. Paul Kipronoh ayaa sheegay in ay diyaar yihiin ilaa 3 milyan oo kartoon oo ah bacriminta qiimo ahaan la dhimay.
Waxaa uu xusay in bacriminta lagu wareejin doono guddiga qaran ee wax soo saarka iyo kaydinta dalagga beeraha ee NCPB.
Arrintan ayuu shaaca ka qaaday xilli uu la kulmay beeralayda ismaamulka Kericho .