Ganacsatada ismaamulka Samburu ayaa saraakiisha ammaanka ka codsaday in ay la tacaalaan kooxo burcad ah oo u gaysta dilal iyo dhac hantiyeed.
Waxay sheegeen in ay amni darro ka jirta degmooyinka Maralal, Kisima, Suguta, Wamba iyo Baragoi ee dowlad deegaankaasi.
Qaar ka mid ah ganacsatada Samburu oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri.
Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo Galbeedka Samburu Titus Omanyi ayaa sheegay in amniga la adkeeyay.
Audio Player